DAAWO Madaxweyne Cabdi ooDaahfuray Shirweynihii 9aad Wadatashiga Shacabka & Xukumadda DDSI

jigjiga (estvlive) 26/10/2017 

 

Madaxweynaha Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta daahfuray shirweynihii 9aad ee wadatashiga Xukumadda dawlad deegaanka somalida Itoobiya iyo shacabka deegaanka kaa soo ka furmay maanta magaalada jigjiga

                        DAAWO Muqaalka 

 

 

Comments are closed