RW Hailemariam Ka Hadlay Is Casilaada Bereket Simon iyo Abadula Gemeda,

Addisababa  (estvlive) 26/10/2017

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa warbaahinta u sheegay in codsiga is Casilaada ay soo gudbiyeen labo xubnood oo la tirsan Hogaamiyayaasha sar sare ee EPRDF.

Maalmihii lasoo dhaafay bulshada ku dhax abuurtay jah-wareer sida laga soo xigtay RW Hailemariam wuxuuna yiri RW Itoobiya  tani ma ahan mid la yaab leh markii uu is casilay hoggaankii ugu sarreeyey ee muddo dheer dalka u soo shaqeeyay Mudane Bereket Simon waxuuna soo gudbiyay codsigiisa ahaa inuu is casilo ka hor inta uusan codsikiisa ugu dambeysay,

Hailemariam ayaa yiri. Sidaa darteed ururku EPRDF waa inuu aqbalo codkiisa waxaana waajib nagu ah in aan u mahadcelino wuxuu kaloo Hailemariam Desalegn sheegay
Afhayeenka Baarlamaanka Itoobiya Abadula Gemeda, isna cod ugu horeeyay soo gudbiyay waxaana la galnay waa wadahadal in uu xilka sii hayo Haddii uu ku adkeysto in uu ka fadhiisto mas’uuliyadaha xukuumadda, ayuu Hailemariam yiri, ururku EPRDF wuxuu ixtiraami doonaa rabitaankiisa. Sida laga soo xigtay Hailemariam,

Ugu dambeyntii RW Hailemariam Dessalgen ayaa sheegay in ay ku dhaqmayaan dimoqraadiyad, waa in la dhiiri geliyo hoggaan kasta

Comments are closed