Mudane Cali Taqal oo Dib loogu Doortay Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI ee UK

London (estvlive) 04/11/2017

Jaaliyadda DDSI ee UK kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada London Ayaa waxey dib ugu doorteen Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI ee UK Mudane Cali Taqal.

Waxaana Dib idinka soo gudbin doonaa Faahfaahinta

Comments are closed