Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dadka soomaalida ah ee lagasoo tarxiilay wadanka sucuudiga ee ku sugan dhamaan gobolada , Degmooyinka iyo maamul magaalooyinka deegaanka inay iskasoo diiwaan galiyaan wakaalada xidhiidhka arrimaha qurba-joogta DDSI mudo 7 bari ah gudahood.
FG: dhamaan maamulada gobolada, Degmooyinka iyo MM deegaanka waxaa lagu wargalinayaan inay arrintaas la socdaan fudaydiyaana islamarkaana ay kaalinta ugu wayn ka qaataan.
Ugu danbayn waxaa looga digayaa dadka soomaalida ah ee sucuudiga lagasoo tarxiilay inay mudada diwaangalinta ilaaliyaan oo ay wakhtiga loo qabtay iskusoo diwaangaliyaan.
Comments are closed