Maalmihii lasoo dhaafay ayaa la sheegay in gacan-ku-dhiiglaha uu qoraalo hanjabaad ah u dirayey sodohdiis oo la rumeysan yahay inuu doonayey inuu ku dilo weerarkii uu ku qaaday kaniisadii ay tagi jirtay Axad walba. Inkastoo Sodohdiis la sheegay inaysan goobtaasi joogin xiligii weerarka dhacay, balse dadka uu dilay ninkaasi ayaa waxaa kamid ah Ayeeyada xaaskiisa oo kamid ahayd 26kii qof ee weerarkaasi ku dhintay.
Comments are closed