Stockholm (estvlive) 09/11/2017
Kulanka oo ahaa is-xog-wareysi, ayaa waxaa kasoo qeyb-galay qunsulka safaarada dawlada federaalka itoobiya u fadhiya dalka sweden Mudane Dr Xussen Axmed. iyo gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Sweden Mudane Xayi Maxamuud xubno kale oo ka tirsan Jaaliyadda DDSI ee Sweden.
Wasiir Khadar waxaa uu sheegay in jaaliyadda DDSI ee Sweden ay wataan magac cuslus loona baahanyahay in ay muujiyaan wanaaga ay leedahay dowlad-wanaaga.

Comments are closed