RW Hailemariam Desalegn ayaa qurbajoogta uga warbixiyay xalada guud ee dalka islamarkaana kaalinta qurbajoogta dhanka maalgashi loo baahan yahay in laxoojiyo.
Waxaana ka soo qeybgalay masuuliyiin ka tirsan jaaliyadda DDSI ee dalka Qatar uu hogaaminayo gudoomiyaha jaaliyadda DDSI Mudane cabdi samad waxaana halkaasi fursadooyin la siyay xubnaha ka soo qeybgalay kulanka in ay weydiiyaan sulaalo RW Hailemariam.
Comments are closed