“waxaan saaka u safraynaa aniga iyo weftigayguba magaalada Addis-Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia oo aan ku tegi doono socdaal muddo shan cisho ah oo ah safar shaqo, kaas oo aanu rabno inaanu dawladda Ethiopia kala soo xaajoono hawlo badan oo la xidhiidha dhanka Amniga, Ganacsiga iyo Siyaasadda guud ee Puntland iyo Soomaaliya oo dhanba“ ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland.
Sidoo kale wuxuu xusay inuu kulamo la qaadan doono madaxda Ethiopia, uuna ka rajaynayo inuu safarkoodu kuso dhammaado Guul.
Comments are closed