Jigjiga (estvlive) 24/1/2017 Madaxweynaha dawlad deegaanka Somalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo labadii maalmood ee ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada addisababa ee xarunta dalka itoobiya ayaa maanta dib jigjiga ugu soo laabtay.
Comments are closed