Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkaasi, waxaana uu sheegay in uu ahaa mid Argagixiso.
Madaxweyne Farmaajo, ayaa sheegay in xanuunka uu la qeybsanayo dowladda Masar iyo ehelada dadkii qaraxaasi ku waxyeeloobay, wuxuuna dadka dhintay uu Alle uga baryey in Janadiisa uu ugu Bishaareeyo, kuwa dhaawaca ahna uu deg deg u bogsiiyo. .
“Aniggoo ku hadlaya Magaceyga iyo Kan shacabka Soomaaliyeed waxaan xanuunka la qeybsanayaa dowladda Masar iyo shacabkeeda xanuunka iyo murugada ka dhalatay dadka sida arxan darrada ah loogu xasuuqay Masjidul Rowdah ee dalka Masar ku yaalla, ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.
Weerarkii ugu cuslaa ee wayadii ugu danbeeyay dalka Masar in mar kaliya tiro dad ah oo intaa la eg lagu dilo goob kaliya.
Comments are closed