Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha DDSI oo Saakay Aroortii Hore u Amabaxay Magaalada Addisababa

Addisababa (estvlive) 26/11/2017

Madaxweynaha DDSI iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay u amabaxay magaalada Addisababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo la sheegay inuu ka qeybgali doono kulamo heer federaal ah.

Wafdiga madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud cumar ayaa waqtigan xaadirka ah ku sugan xarunta dalka Itoobiya ee magaalada addisababa

Comments are closed