Guddoomiyaha ayaa weerarkan ka badbaaday kadib markii ay gacansiiyeen ninka lahaa goobta uu ku sugnaa oo lagu magacaabo Demir Abdullah iyo wiilkiisa.
Dalka Germany ayey sanadihii lasoo dhaafay soo galeen qaxooti aad u badan oo ka yimid Siiriya iyo Afrika, waxaana kusoo badanayeen dalkaasi dadka cunsuriyiinta ah ee kasoo horjeeda imaanshaha qaxootiga.
Comments are closed