Jirdil, dhac iyo dil ayaa ka mid ahaa Danbiyada ay Human Rights Watch ku eedeysay ciidamada Booliska Kenya.
Taliyaha ciidamada Booliska Kenya Joseph Boinnet, ayaa ku tilmaamay warbixintan been la soo dhoo-dhoobay, isaga oo ugu baaqay hay’adda Human Rights Watch in ay keento caddeymo.
Comments are closed