DAAWO DDSI oo Ka Hadashay Xasuuqii Somalida Itoobiya loo Geystay

Jigjiga (estvlive) 16/12/2017 

Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ku eedeysay ismaamulka Oromiya dhimashada ugu yaraan 60 qof oo ay sheegeen inay ahaayeen dad shacab ah.

Madaxa xafiiska arrimaha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, Idiris Ismaaciil ayaa BBC u sheegay in dadkaas markii la laayeen ka dib lagu riday meel god ah.

                                             DAAWO Video-ga

 

 

Comments are closed