DAAWO Warkii Ugu Danbeeyay DDSI iyo Oramada 17.12.2017

Oromia (estvlive) 17/12/2017 

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya oo wehlinaya wasiirka wasaarada arrimaha faderaalka iyo horumarinta xoolo dhaqatada Itoobiya mduane kabadhe Jaane iyo masuulayiin sare xuquuqal isnaanka  ayaa booqday goobta shacbkii somalida Itoobiya ee lagu xasuuqay deegaanka Oromia

 

                                                      DAAWO Videoga

Comments are closed