Xiisadan ayaa kusoo beegantay xili Isniintii shalay uu dalka Aljeeriya tagay wafdi ka socda Sacuudiga oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shuurada Sacuudiga Cabdallah Bin Maxamed Ibrahim al-Sheikh.
Wadanka Sacuudiga oo ah saxiibka ugu weyn ee Maraykanka ku leeyahay dalalka Carabta ayaa lagu eedeenayaa inuu qeyb ka yahay siyaasada qalafsan ee Maraykanka oo ku aadan Bariga Dhexe gaar ahaan qadiyada Falastiin.
Comments are closed