Xiisada ka dhex taagan ANC ayaa laga cabsi qabay inuu burbur ku keeno xisbigaasi oo hada jirsay 105 sano.
Madaxweyne Zuma ayaa xilkaasi la damacsanaa xaaskiisa hore oo uu rajeenayo inay ka xijaabto dacwadaha musuq maasuqa ee weli ku socda oo saameyn ku yeelan kara kadib markii uu xilka ka dego.
Ganacsatada waaweyn ee dalkaasi ayaa iyaguna taageersan Madaxweyne kuxigeenka Cyril Ramaphosa oo ah nin ganacsade ah oo ay rajeenayaan inuu wax badan ka bedali doono dhaqaalaha dalkaasi oo hoos usii dhacayey sanadihii lasoo dhaafay.
Comments are closed