Jaaliyadda DDSI ee Germany ayaa shir jaraa’id ku qabteen magaalada Frankfurt waxeyna ugu horeyn tacsiyad u direen eheladii shacabkii DDSI ee lagu xasuuqay deegaanka Oromada.
Waxey kaloo cambaareeyeen kooxdii masuulka ka aheyd ee shacabka dawlad deegaanka somalida Itoobiya ee lagu xasuuqay deegaanka Oromada.
Waxey dawlada federaalka Itoobiya ka codsadeen in kooxda ka dambeysay xasuuqaasi ay sharciga horgeeyaan iyo ayna la xisaabtamaan masuuliyiinta ismaamulka Oromada.
Comments are closed