Nogob News
Wararka DDS
Wararka Caalamka
News in English
Nogob News
DAAWO Dhaliyaradda Gobolka Fafan oo Taageeray Shirkii Wadatashiga Qurbjoogta & Xukumaadda DDSI ee Waqooyiga America
Jigjiga (estvlive) 01/01/2018
DAAWO Muqaalka
Dhaliyaradda Gobolka Faafan oo Taageeray Shirkii Wadatashiga Qurbjoogta iyo Xukumaadda DDSI ee Waqooyiga America lagu qabtay waxaana
Hogaaminayaan wafdi heer sare ah oo ay kamid yihiin wasiirarada xanaanada xoolaha iyo Horumarinta Reer Guuraaga Marwo
Maajida Maxamed Maxamuud,
wasiirka ganacsiga gaadiidka iyo warshadaha DDSI ahna madaxa arimaha xisbiga xarunta dhexe ee XDSHSI
mudane
Khadar Cabdi Ismaaciil
, wasiirka madaxtooyada DDSI mudane
Cabdimahad Maxamed Cabaase
,
waxbarashada DDSI mudane
Ibraahin Aadan Mahad
,
maareeyaha guud ee machadka cilmibaadhiska DDSI mudane
Guuleed Aw Cali Kaahin
, madaxwaynaha jaamacada jigjiga mudane
Dr Cabdicasiis Ibraahin
, lataliyaha Xafiiska ganacsiga gaadiidka iyo warshadaha DDSI Mudane
Abdi Khaliif Dhoombe,
Comments are closed
Comments are closed