Haddaba, degmada Raaso oo sanado ka hor uun ahayd tuulo ayaa wakhti xaadirkan qaabilaysa kumanaan qof oo ka qaybgalaya shirwaynahan taasi oo tusaale cad u ah horumarka deegaanka ka hanan qaaday iyo in ay tuuladii hore loo odhan jiray Raaso ay maalinba maalinta ka dambaysa sii balaadhanayso iyada oo ugu dambayn maanta gaadhay heer ay marti galinayso shirwaynaha XDSHSI iyo shacabwaynaha DDSI taasi oo ah wax illahay lagu mahad celiyo.
Comments are closed