Pence ayaa difaacay go’aanka Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ee lagu aqoonsado Jerusalem in ay noqoto caasimadda Israel, taasoo ay cambaareeysay Falastiiniyiinta iyo dunida Muslimka ah.
“Yeruusaalem waa caasimadda Israa’iil sidaas darteed, madaxweynaha Trump wuxuu ku amarey Wasaaradda Arrimaha Dibedda in ay bilawdo diyaarinta bilowga ah ee safaarada Mareykanka loogu rarayo Jerusalem ” ayuu yiri Pence
Taalaabadan uu Mareykanka qaaday ayaa waxaa siweyn uga hor yimid qaar ka mid ah wadamada Caalamka oo isugu jira kuwa muslimka ah iyo kuwa aan muslimka aheyn intaba.
Comments are closed