Wuxuu sheegay in marar badan oo hore codsiyo ay u ujeediyeen madaxda dowlad gobolleedyada aqbaleen, gaar ahaan in ay dib u dhigaan shirkooda golaha watashiga, balse dhinaca xukuumadda laga waayay jawaabtii looga baahnaa.
Madaxweynayaasha dowlad gobolleed-yada, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa hadda ku sugan magaalada Garoowe, halkaa oo ay ku yeelanayaa mid ka mid ah shirarkoodii caadiga ahaa ee watashiga, waxaana shirkan ka maqan madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo horay u sheegay in uu la heshiiyay dowladda
Comments are closed