Garoowe (estvlive) 25/10/2018War-murtiyeedka shirka oo 15 qodob ka kooban , ayaa waxaa ku cusub dowlad-gobolleedyada inay ku midoobeen xisbi siyaasadeed cusub, waxaa kalo markii ugu horreeysay ay shaaciyeen maamul-gobolleedyada inay dhisayaan ciidamo u gaar ah oo si wadajir ah howlgallo u fuliya.



Comments are closed