Madaxweynihii Hore DDS Ilkacase oo Xabsi Gurigii Jigjiga Ka Baxsaday Maanta

Jigjiga (estvlive) 11/11/2018

Wararka ka imanaya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya Axmed Cabdi Maxamed Ilkacase. oo Xabsi guri ku ahaa magaalada jigjiga xaafada dulqabow ayaa lasoo xaqiijiyay in uu ka baxsaday gurigii xabsi guriga ku ahaa.

Ilo xog ogaal ah ayaa warbaahinta deegaanka u sheegay in uu jiray qorsho xilalka uu hayo dhamaan iyo xildhibaanimada lagaga xayuubin lahaa ilaa hada wax war ah ka masoo bixin xukuumadda cusub uu hogaamin madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar

Comments are closed