Axmed Shide & Adam Farax Xubnaha Tirakoobka Heer Qaran lagu Daray

Addisababa (estvlive) 27/11/2018

Mudane Ahmed Shide wasiirka maaliyda iyo morumarinta dhaqaaaha JDFI iyo Mudane Aden Farah madaxwayne ku xieenka DDS ayaa kamid noqday xubnaha gudiga Tirakoobka dadka iyo guryaha heer qaran.

Inkasta ooy yihiin labo nin oo inbadan kusoo jiray system ka oo laga yaabo inay noqonwaayaan (libaax nin aan aqoonin baa lax karida) hadana waxaa looga fadhiyaa inay sooridaan xaqa soomaalida ee laxaqiray kalabadhna aan hada kahor la tirokoobin.

Deegaanka canfarta iyo maamulka magaalada Addis Ababa ayaan xubno matala kulahayn gudigan.

Itoobiya iskama warhayso. Wali calankii hore ee deegaanka Somali state ayaa sudhan gadaasha xubnahan. Hada kahorna waydhacday xiligii xukuumadii hore

By: Shafici Dahir Muse

Comments are closed