RW Abiye Ahmed Kulan la yeeshay Mucaaradka dalka ONLF ka Mid Tahay

Addisababa (estvlive) 27/11/2018

Ururada mucaaradka ah ee dhowaan dib ugu soo laabtay dalka ayaa cabasho wayn kamuujiyay siday isaga diiwaan galin lahaayeen boordhiga doorashooyinka oo hordhigay shuruudo adag oon suurtogal ahayn inay soo dhamaystiraan mudada yar ee kahadhay xiliga doorashada dalka. Arintan ayay ku tilmaameen inay tahay caqabad kahor istaagaysa ururada siyaasadeed ee mucaaradka ah inay ka qayb galaan tartanka doorashada dhicidoonta sanad iyo badh kadib.

Urarada mucaaradka ah hogaamintooda ayaa shir maanta uga furmay Magaalada Addisababa waxaa Deeganka Somalida Ka socday Oo Kaliya Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadenia (ONLF) Waxaana Uga qayb galay Afhayenka Jabhada Mudane Cadaani Hirmooge.

Ugu Dambeyntii, wixii shirkaasi ka soo baxa hadii kale ogolaado dib ayaan idinku soo wargalin doonaa

Comments are closed