Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Ra’iisal Wasaaraha Canada

Addis (NogobNews) 09/02/2020

adaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir-doceed kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan oo waxtar u leh labada dal.

Canada waxaa ay martigelisay Soomaali badan oo haatan kaalin mug leh ka  qaata horumarka labada dal, waxaana uga mahadcelinaynaa fursadaha  nololeed iyo waxbarasho ee ay la garab istaageen markii ay dalkaas  tageen.

Comments are closed