Addisababa (NogobNews) 27/04/2020
Ra’isal wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa dhamaan kulan qiimeyn ah ugu wada yeedhay dhamaan masuuliyiinta ugu sareysa deegaannada ismaamuladda sifa loo qiimeeyo waxqabadooda iyo sidii looga hortagi lahaa cudurka Coronavirus.
waxaana kulankaasi ka qeybgalay madaxweynaha deegaanka somalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar oo matalaya deegaanka somalida tan iyo markii uu isbaddelka ka dhacay deegaanka, waxaa jiray in la dareemay xoogaa furfurnaansho siyaasadeed oo ka duwan wixi horay looga bartay madaxda deegaanka, taas oo loo arkay in ay tahay tallaabo wanaagsan, hasa yeeshee
ilo xog ogaal ah ayaa warbaahinta u sheegaya in ra’isal wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed loo gudbiyay cabsho ka dhan ah xuquuqda dhanka sharciyada uu ku xadgudbay dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Mustafe
wixii ka soo kordha wararka dambe
Comments are closed