Addisababa (NogobNews) 27/04/2020
Madaxweynaha deegaanka somalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar oo Addisababa u joogay shirkii golaha dhaxe ee xisbiga PP ayaa maanta booqday qoysas danyar ah oo xabashi u badan iyo oromo oo degen xafada boli oo muslimiin u badan ayaa u qeybiyay ARI iyo agab kale
Waxaa baraha bulshada Deegaanka Oromada Iyo Amxaarada qabsaday sawir uu madaxmeyne Mustafe isagoo gudoonsinaya Ariga reer Addisababa taasoo ay aad u soo jiidatay qowmiyadda Oromada Iyo amxaarada.
dhan ka kale deegaanka somalida oo baraha bulasha waxey ku soo qoreen sadaqada waxey ku waajibtaa ehelkaaga taasoo ay ula jeedaan deegaanka somalida Madaxweynaha deegaanka somalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa ku soo wajahan doorashada wuxuuna u baahan yahay taageero siyaasadeed dhanka qowmiyadda Oromada iyo Amxaarada
Maxamed madaale jigjiga nogobnews
Comments are closed