Jigjiga oo lagu xiray xildhibaanno xasaanad laga qaaday

Jigjiga (NOGOB NEWS) 21/05/2020

Labo iyo toban xildhibaan oo ka tirsanaan jiray baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa qaar ka mid ah maanta xabsi la dhigay ka dib markii maanta laga qaaday xasanaddii, Sida warbaahinta xalaasha NOGOB NEWS loo xaqiijiyay.

Xildhibannada xasaanadda laga qaaday ayaa kala ah

1 Maxamed Axmed Layli
2 Axmed Aadan axmed
3 Abdi Waali Axmed Faarax
4 Mahad Xasan Maxamed
5 Shaafi Cashiir
6 Nadiir Yuusuf Aadan
7 Cabdirisaaq C Laahi Belyi
8 Yuusuf culmi isaaq
9 Axmed xasan nuur
10 Yuusuf axmed xirsi
11 Nimcaan claahi xamare
12 Cabdiraxmaan curaagte

Baarlamaanka ayaa horey dhowr goor isugu deyay in xildhibaannadaas xasaanadda laga qaaday balse way suurageliweyday.

Waxaa lagu eedeeyay falal dambiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin kicin bulsho iyo ka been abuurasho dowladeed,

Maxamed madaale jigjiga NOGOB NEWS

nogobnews@hotmai.co.uk

Comments are closed