“Xabiib xildhaano & aqoonyahano maanta xabsiga loo taxaabay”

Jigjiga (NOGOB NEWS) 21/05/2020

Wasiirkii hore Warfaafinta deegaanka somalida mudane Xabiib Xaaji Muxumed ayaa bartiisa facebookga soo dhigay in maanta xabsiga loo taxaabay xubno ka tirsan xidhibaanada deegaanka iyo aqoonyahano u dhashay deegaan oo ay ka mid yihiin

1. Siraj Adam
2. Shiine Suldaan Yusuf Suldan Odowaa
3. Muxiyadiin Xaaji Maxammed
4. Mahad Hasan
5. Xildhibaan Suldan Shoodhe Cali Bad
6. Xildhibaan Nimcan Xamare (Xabsi Guri)

mohamed madaale jigjiga nogobnews

nogobnews@hotmail.co.uk

Comments are closed