”Baaq Odayaasha Kuumada Raaligalin ha Bixiyo Suldan Cali Baale Wardheer ha kala Fogeyn”

Wardheer (NOGOB NEWS) 25/05/2020

Odaayaasha Kuumade ayaa ugu baaqay Suldaan Cali Baale hadalka kasoo yeeray uu yahay mid kala fogeynayo walaalaha gobol ka werdheer wada dego isla markaana ka raaligalin ka bixiyo

Comments are closed