Itoobiya oo diiwaan galisay tiradii ugu sareysay ee faafitaanka maalin laha ah ee Covid-19

Addisababa (NOGOB NEWS) 25/05/2020

Warbixin ay soo saartay Ethiopia ayaa lagu sheegay in kiisaska ‘Covid-19’ ay Axadii gaareen 582 kadib markii 88 kiis oo dheeri ah la xaqiijiyay, wasaarada caafimaadka ee Itoobiya ayaa sidaa ku sheegtay bayaan ay soo saartay.

Comments are closed