Qaramada Midoobey oo ka digtay dhibaatada bani’aadanimo ee soo food saartay Soomaaliya

Muqdisho (NOGOB NEWS) 03/06/2020

Qaramada Midoobay ayaa ugu yeertay beesha caalamka inay gacan ka siiso Soomaaliya sidii looga hor tagi lahaa dhibaatada weyn ee bini’aadanimo ee ka dhashay saameynta wadajirka ah ee daadadka, Ayaxa iyo saameynta ballaaran ee COVID-19.

Comments are closed