Addisababa (Nogob News) 14/06/2020
Wasaarada oo soo saartay warbixinta 24kii saac ee xaalada covid 19 ayaa sheegtay in baadhitaano lagu sameeyay 4,845 qof,kuwaasoo 179 ka mid ah laga helay fayraska. Wasaarada ayaa sheegtay in dadkan laga helay ay da’doodu udhaxayso 2 ilaa 80 jir, ayna kala yihiin 116 rag ah iyo 63 haween ah.
Waxaa ku jira 3 qof oo ajaanib ah.
Addis ababa 111
Deegaanka axmaarada 23
Deegaanka oromiya 15
Deegaanka cafarta 11
Deegaanka tigray 9
Deegaanka soomaalida 5
Shucuubta koonfureed 2
Diridhabe 2
Deegaanka hararida 1.
Tirada guud ayaa gaadhay 3345 qof, waxaana ugeeriyooday 57 qof
Waxaana ka bogsaday 545 qof.
Mohamed Madaale jigjiga nogobnews@hotmail.co.uk
Comments are closed