RW Abiye Ahmed kulan la yeeshay maanta Saraakiisha difaaca Qaranka

Addisababa (Nogob News) 21/06/2020

Ra’isal wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed,  ayaa kulan wada xaajood ah laqaatay Qaarkamida jeneraalada Sare ee Hogaaminta ciidamada difaaca Qaranka.

Ra’isal wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed,  ayaa cadeeyey in kulanka uu Saraakiisha ciidamada laqaatay kuqotamay diyaargaroowga hirgelinta istaraatejiyada cusub ee dhisida ciidamada gaashaan dhiga iyo waliba geedisocodka dhisida haya’daha Amniga dalka.

Dr Abiy Axmed cali ayaa bogiisa twiterka kucadeeyey in kulan uu layeeshay Jeneraalada ciidamada difaacu uu ahaa mid midho dhal ah.

Mohamed madaale addis nogobnews@hotmai.co.uk

Comments are closed