360-KILO daroogo ah booliska Mooyaale gacanta ku dhigay

Mooyaale (Nogob News) 22/06/2020

Boliska Degmada Moyale Oo Kashanaya Dhalinyarada Iyo Qaybaha Kaladuwan Ee Bulshada Ku Dhaqan Xarunta Degmada Moyale Ayaa Gacanta Kuso Dhigay 360Killo Giram Oo Daragis Ah

Mana Ahan Marki Ugu Horaysay Ee Ay Boliska Degmada Moyale Oo Kashanaya Dhalinyarada Moyale Gacanta Kuso Dhigan Walxaha Maanka Dooriya

Waxana Wakhti Xadirkani Gacanta Boliska Kujira Gaadhigi Waday Walxaha Maanka Doriya iyo Sido Kale Shaqsiyadki Watay Ee Sida Sharcidarada Ah Ku Soo Galiyay Daragiskan

Waxana Ugu Horaynti Warbahinta Deganka Ee warbaahinta La Hadlay Taliyaha Guud Ee Boliska Degmada Moyale Gashanle Maxamed Xasan Iidow Oo Ka War Bixiyay Up

Sido Kale Waxa Iyana Geestoda Ka Hadlay Madaxa Dambi Baadhista Degmada Moyaale Laba xidigle Cali Wariyo Cabdi Iyo Madaxa Tarafikada Moyaale Siraaj Cashiir Adan

Mohamed madaale jigjiga nogobnews@hotmail.co.uk

Comments are closed