Puntland oo ciidamo ay tababar usoo xirtay ku daabushay gobolka Sool

Garoowe (Nogob News) 25/06/2020

Ciiddamo dhawaan Puntland tababar ugusoo xirtay magaalada Qardho ee gobolka Karkaar, ayaa lagu daabulay gobolka Sool gaar ahaan jiidaha ay isku hor fadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland.

Comments are closed