War murtiyeed kooban oo lagasoo saaray shirkii madaxweynayaasha dowlad goboleedyada

Muqdisho (NogobNews) 06/07/2020

War murtiyeed kooban ayaa lagasoo saaray shirkii dhexmaray madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Soomaaliya, kaasoo looga hadlayay arimaha doorashada Soomaaliya.

Qodobada lagasoo saaray waxaa kamid ah in ay madaxdu yeeshaan shir degdeg ah oo looga arrinsanayo arimaha doorashada, shirkaas oo ka dhicidoona magaalada Dhuusamareeb markay taariikhdu tahay 9 july.

Shirka Dhuusamareeb waxay kaga tashandoonaan sidii dowladda federalka Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah u yeelan lahaayeen shir degdeg ah waqtiyada soo socda.

Halkaan hoose ka akhriso.
 


Comments are closed