“Abiye Ahmed Waa Been Abuur Abiye Oromo Ma’ahan”

Addisababa (Nogob News) 07/07/2020

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa maanta markale afka furtay uguna baaqay qowmiyadda Oromada in ay ku kalsoonaadaan Ra’iisal Wasaare Abiye Ahmed

“Wararka been abuurka ahaa ABIYE AHMED Oromo ma’ahan waa Axaamro dhalashadiisa waxaad ogaataan axmaaradu miyay rabtaa qof waxa uu yahay ka cararaya? Waa maya waxaan ahay Oromo waan u soo halgamay maantana Oromo wey guuleysatay waa xur waxaana nagu waajib ah in dalka aan hormar gaarsiino ayuu yiri abiye Axmed”

Comments are closed