Xisbiyada mucaaradka Soomaaliya oo soo dhoweeyay hannaanka doorashada ee lagu heshiiyay

Muqdisho (Nogob News) 18/09/2020

Madasha xisbsiyada siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay natiijadii kasoo baxday wada hadalkii dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada, kaasoo ugu dambayn heshiis looga gaaray hannaanka doorashada soo socota.

War murtiyeed kasoo baxay ayaa lagu baaqay in si degdeg ah lagu magacaabo guddiyada doorashada heerarka kala duwan islamarkaana horey loo billaabo fulinta qodobada lagu heshiiyay, si looga baaqsado dib udhac loogana faa’idaysto waqtiga yar ee la hayso.

Madashu waxay sheegtay in heshiiskaan uu ka badbaadinayo dalka muddo kororsi iyo kalatag

Halkaan hoose ka akhriso.

Comments are closed