Askari ka Tirsan Ilaalada Madaxtooyada DDS lagu dhax dilay (Warbixn)

Jigjiga (Nogob News) 27/12/2020

Cadaani Maxmauud waa askari ka tirsanaa ilaalada madxtooyada degaanka wuxuuna ka Soo jeeda Gobolka Qoraxey kuna qoraan jiray kadinka ama Goobaha la fuulo ee laga ilaaliyo madaxtooyada.

Ehelkiisa ayaa mudo dhawr bari ah ka war helin oo xidhiidh kiisa waayay waxayma la xidhiidhee taliyaha ciidanka qaybta madaxtooyada waxayna waydiiyeen wiilkan oo ay waayeen telefoonadiisu nandan san yihiin.

Taliyaha ayaa ku yiri wan soo ogaan xaladiisa war danbe na muunan ku soo celin ehelkii wiilkaHadaba xalay ayaa ciidan ka dhaxdiisa gaar ahaan xubno aasay sheegeen in la dilay wuxuuna nin dhaliyara ah oo magaciisa la qariyay u sheegay ehelkiisa in la dilay 11 xabana lagu dhuftay lana aasay dhawr habeen ka hor isaga oo aan ehelkiisa la ogaysiin ai uus duug ah.

Muodoyinkan danbe waxaa soo badan haya askarta la khaarajiyo ee hadana iyagoon ehelkood ogayn la aas.

Dhacdadii tannka horaysay waxaynahayd wiil bakhaar hayaha hubka aha oo isna intii lala baxay la khaarajiyay markii danbana si hoose loo aasay oo markii la raadin hayay mudo xogtiisa la helay oo xabaashi lagu aasay ehelkiisu kasoo qufeen kadibna la xaqiijiyay in la dabay.Degaankii wxuu u muuqdaa meel la.ismu qasho oo aan ciidan iyo shacan midna la dhaafin.

Mohamed madaale jigjiga nogobnews nogobnews@hotmail.co.uk

Comments are closed