Benishangul Gumuz oo 4-Xubnood Xasaanadii Ka Qaaday Saaka

Benishangul (Nogob News) 29/12/2020

Benishangul Gumuz xubnood looga shakiyay in ay xiriir la leeyihiin dhacdadii ka dhacday magaalada Metekel ayaa xasaanadii laga qaaday waxeyna kala yihiin

1 Adigo Amsaya

2 Shiferaw Chelibo

3 Girma Meni

4 Arega Balbid

Militariga Itoobiya ayaa dilay in ka badan 40 nin oo lala xiriiriyay xasuuq gobolka Benishangul-Gumuz loogu geystay ugu yaraan 100 qof oo ay carruur ku jiraan, sida ay shaacisay warbaahinta dowladda.

Mohamed madaale jigjiga nogobnews@hotmail.co.uk


                           

Comments are closed