War-Murtiyeed lagasoo saaray Madasha Aragti wadaagga Soomaalida ee Garowe ka socday

Garoowe (Nogob News) 02/02/2021

War-Murtiyeedkii ayaa lagasoo saaray Madasha Aragti wadaagga Soomaalida ee Heritage, kaas oo ay ka qayb galeen Madaxda Dowladda Federaalka, Madaxda Dowlad Goboleedyada, Qaar ka mid ah xubno la tirsan Midowga Musharraxiinta Madaxweynayaasha Soomaaliya, Xildhibaano, Siyaasiyiin hore iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Halkaan hoose ka akhriso war-murtiyeedka kasoo baxay.

Comments are closed