Wollega Abiye Ahmed laga Taageeray Maanta OLF La Cambaareeyay

Wollega (Nogob News) 03/01/2021

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo taageero ka helaya qowmiyadda Oromada ayaa Dadka ku nool galbeedka aaga Wollega, ee ismaamulka deegaanka Oromiya, ayaa dhigay isku soo baxyo ka dhan ah kooxda Maucaaradka Qowmiyadda Oromada OLF  Isku soo baxyadan oo lagu cambaareynayo Mucaaradka xurnimo doonka OLF waxaa lagu qabtay degmooyinka Gimbi, Jarso iyo Boji Chekorsa. 


Koxdaani Oromada ee taageersan ra’iisul asaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa cambaareeyeen ururka OLF waxey sheegeen OLF oo geysatay khasaaro naf iyo maalba leh. Hogaanka aaga ayaa ku booriyay dadka deegaanka inay taageeraan talaabooyinka Dowlada ee ka dhanka ah OLF,

Mohamed madaale jigjiga nogobnews@hotmail.co.uk

Comments are closed