Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Ee Wakiilka Wadamada Carabta Mudane Najiib Cusmaan Ayaa warbaahinta DDSI u sheegay inay Cambaaynayaan Kooxda Al-qushaash Al-galmudug Weerarka ay Shacabka Deegaanka Somalida itoobiya ay ku soo qaadeen.
Waxaan halkan Hambalyo ugu Direynaa Anagoo Ah Qurbajoogta DDSI Ee ku dhaqan Wadamada Carabta oo aan ku Hadlayo Magaceyga iyo Magaca Jaaliyadda DDSI Ee Wadamada Carabta Waxaan Hambalyo U Direynaa Ciidamada geesiyiinta ah ee liyuu Booliska ee Markasta u taagan in ay difaacaan Shacabka DDSi Hambalyo
Comments are closed