Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Ee Magaalada Birmingham ee Uk Mudane Bile Maxamed Siyaad ayaa warbaahinta DDSI u sheegay inay Cambaaynayaan Kooxda Al-qushaash Al-galmudug Weerarka ay Shacabka Deegaanka Somalida itoobiya ay ku soo qaadeen.
Waxaan halkan Hambalyo ugu Direynaa Anagoo Ah Qurbajoogta DDSI Ee ku dhaqan Magaalada Birmingham UK Anigoo ku Hadlaya Magaceyga iyo Magaca Jaaliyadda DDSI Birmingham Waxaan Hambalyo U Direynaa Ciidamada geesiyiinta ah ee liyuu Booliska ee Markasta u taagan in ay difaacaan Shacabka DDSi Hambalyo
Comments are closed