DAAWO TOPNEWS Cambaareyn Al-qushaash Al-galmudug & Hambalyo Ciidanka liyuu Booliska Jaaliyadda DDSI Ee Australia
Australia (ESTV) 25/04/2016
Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Ee Australia Marwo Umalkheyr Iyo Kuxigeenka Jaaliyadda Sheekh Xasan ayaa warbaahinta DDSI u sheegay inay Cambaaynayaan Kooxda Al-qushaash Al-galmudug Weerarka ay Shacabka Deegaanka Somalida itoobiya ay ku soo qaadeen.
Waxaana halkan Hambalyo ugu u dirayaan Ayagoo ku Hadlayaan Magacooda iyo Magaca Jaaliyadda DDSI Australia Waxaana Hambalyo U Dirayaan Ciidamada geesiyiinta ah ee liyuu Booliska ee Markasta u taagan in ay difaacaan Shacabka DDSi Hambalyo
Comments are closed