GERMANY (ESTV) 28/04/2016 Jaaliyadda DDSI Ee Germany Ayaa Cambaareeyeen Kooxda Al-Qushaash Al-Galmudug Weerarka Ay Shacabka Deegaanka Somalida Itoobiya Ay Ku Soo Qaadeen Waxaa Warbixinta DDSI lahadlay Madaxa Abaabulka iyo Wacyogalinta Jaaliyadda DDSI Ee Germany Mudane Cabdi Xayi.
Waxaanu carrab ku adkeeyay Hambalyo ii dhiiri galin u diray Ciidamada geesiyiinta ah ee liyuu Booliska Waxeyna si ku lulu u Cambaareeyeen Kooxda Al-Qushaash Al-Galmudug
Comments are closed