Eng: Axmed Mukhtar Sh (Eegga) loo Magacaabay Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Ee Qoraxay UK
London (ESTV) 01/05/2016
Waxaa Magaalada London lagu Qabatay Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen masuuliyiinta ugu sareeysa ee Jaaliyadda DDSI ee Qoraxay Ee ku dhaqan UK dhamaan Waxey isku Raaceen in Gudoomiyaha Cusub ay u doortaan Mudane Eng: Axmed Mukhtar Sh (Eegga) guddoomiyaha cusub ee loo magacaabay Jaaliyadda DDSI Ee Qoraxay Ee UK oo ka hadlayay munaasabadda uu xilka kula wareegay ayaa sheegay inay ka go’an tahay inuu ka shaqeeyo sidii Lagu Hormarinayo Gobolka Qoraxay.
Gudmiyaha Cusub Jaaliyadda DDSI Ee Qoraxay, Mudane Eng: Axmed Mukhtar Sh (Eegga) Waxaa Kaloo uu Sheegay “Waxaan Ballan-Qaaday Xilka la’ii igmaday In aan ka Soo Bixi Doono Siina Laba Jibaari Doono Dadaal Iyo Dardargalinta Isagoo Carabka Ku Adkeeyey Inuu Howlaha Shaqo Ee Dhamaan Xubnaha Jaaliyadda Qoraxay Si Wada Jir Ah U Wada Shaqeyn Doonaan.
1. Gudoomiye Kuxigeenka 1aad
Mudane Axmed Miraad Nuur
Comments are closed